Cabdiqaadir Jirde Oo Shaaciyay In Aanu Utartamay Gudoomiyenimada Xisbiga Wadani Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cabdiqaadir Jirde Oo Shaaciyay In Aanu Utartamay Gudoomiyenimada Xisbiga Wadani Iyo Sobobta!
October 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ku eel gaadhka ah ee xisiga wadani cabdiqaadir jirde ayaa maanta si rasmi ah ushaaciyay in aanu utartamay gudoomiyaha xisbiga wadani oo lagu dooranayo shirwaynaha xisbiga oo dhawaan lafilayo I uu dhaco

Sidoo kale cabdiqaadir jirde ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu uga tanaasulay gudoomiyenimada xisbiga isagoo cadeeyay in aan cidi ku saarin wax cadaadis ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS