Badhasaab Kuxigeenka Gobolka Gabiley Iyo Isuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Oo Kormeer Ku Tagay Magaalada Allaybaday Oo Laga Bilaabayo Master Plan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaab Kuxigeenka Gobolka Gabiley Iyo Isuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Oo Kormeer Ku Tagay Magaalada Allaybaday Oo Laga Bilaabayo Master Plan.
October 20, 2021 - Written by Editor:

ALLAYBADAY(W,N)-Badhasaab kuxigeena gobolka gabiley Cali Case oo uu weheliyo iskuduwaha wasaarada hawlaha guud iyo Guryayta Cabdi cali ee gobolka ayaa kormeer kutagay Magaalada allaybaday oo dhawaan wasaarada hawlaha guud ka Bilaabayso qorshaha Master Planka magaalada.

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa bulshada reer allay baday ku Wargaliyay in ay wixii degan wadooyin iyo meelo kale oo Muhiim ahi ku baneeyaan mudo 20cisho ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS