|
|||||
WAJAALE NEWS
“Arab Waa Reerka Kaliya Ee Markii Awdal La Galay, Wixii Ay Soo Dhaceen Soo Celiyay” Ex Wasiir Abdilaahi Dheere
October 15, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada Somaliland ee xukuumada axmed siilaanyo ayaa sheegay in beesha arab tahay beesha kaliya ee markii Snm gashay boorama wixii ay bililiqaysteen gaadiid iyo hanta ay soo celiyeen iyagu wixii ay soo qaateen. Dhanka suldaan meesha ka hadlay ayaa sheegay in beelaha aan celinin wixii boorama laga soo dhacay aan celin kala yihiin awal iyo garxajis. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxwayne Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Socdaal Ku Soomaray Deegaamo Katirsan Gobolada Sel... DAAWO ; Ambasador Suhuur Xasan Abiib Oo Khudbad Qiiro Leh u Jeedisay Taageerayaal Ay Maanta Xisbiga ... Daawo:Gabadh Sideed Jir ah Oo Haraad Ugu Dhimatay Gobolka Saraar Iyo Xaalada Abaareed Oo Sii Xumaana... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|