“Afar Sano Muuse Biixi Wuxuu Dagaal Kula Jiray, Cidkasta Oo Abaal Ku Lahayd Iyo Xisbigii Kulmiye”Cali Guray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Afar Sano Muuse Biixi Wuxuu Dagaal Kula Jiray, Cidkasta Oo Abaal Ku Lahayd Iyo Xisbigii Kulmiye”Cali Guray.
October 31, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Guray ayaa ka hadlay talaabada xisbiga kulmiye lagaga saaray siyaasi maxamuud xaashi oo uu shegay in muuse biixi ay kusoo noqonayso islamarkaana aanu ahayd qof abaal gala

Sioo kale cali guray ayaa sheegay in madaxwyne muuse biixi Afar sano oo uu xilka hayay uu dagaal kula jiray ciskasta oo baal .ku lahayd iyo xisbigii kulmiye ee uu kazoo baxay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS