|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Fasaxday Gawaadhi Sedex Maalmood Ku Xanibnayd Dekeda Berbera.
September 18, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Wasiirka gaadiidka iyo jidadka Somaliland cabdirashiid atoosh ayaa amar ku bixiyay in la fasaxo gaadiid dekeda berbera ku xanibnaa mudo sedex maalmood ah kadib markii gudida caymisku shirkad gaar ah siisay caymiska gaadiidka kazoo dega dekeda oo ay ka biyo diideen ganacsatada soo dajiya gaadiidku.
Sidoo kale bulshada ka shaqaysa gaadiidka iyyo dadwaynaha berbera ayaa ka dareen celiyay talaabada xukuumadu ku fasaxday laguna buriyay amarkii haayada caymiska qaranka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Ururka Now Ee Gabiley Oo Khilaaf Culus Oo Mudo Ka Dhex Taagan kadib Maanta Doortay Hogaan C... “Guurtidu Waa Inay Noo Kordhisaa Muddo Kordhin Raali Laga Hayey Mucaarad Iyo Muxaafidba”Xildhibaan Q... Hadal-haynta Maalmahan Mudane Siilanyo intuu duub lahaa..intuu doorraa (2014-1969 )Qalinkii Boobe yu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|