|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somailand Oo Gacanta Kusoo Dhigtay Dad Ajaanib Ah Oo Lacago Foojari Ah Samaynayay!
September 8, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N)-Ciidanka Socdaalka JSL (Immigration) oo maanta ku soo bandhigay Xaruntooda Hargeisa Dad u dhashay wadanka Neyjeeriya iyo hal qof oo Somali ah, kuwaas oo ku hawlanaa samayn lacago foojari oo ay doonayeen inay ku khalkhal galiyaan dhaqaalaha Wadanka.
Taliyaha Ciidanka Socdaalka Sareeye Guuto Maxamed Calin (Dayib) ayaa hawl gal ay sameeyeen waxay kusoo qabqabteen islamarkaana kusoo bandhigeen Eedaysanayaashii iyo agabkii kale ee ay faldambiyeedka ku galen,Nimankan oo saaka Lagu soo bandhigay Taliska Ciidanka Socdaalka. Related posts:Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kulan Hargeysa Ka Dhacay Kaga Wada Hadlay Isticmaalka Dekedaha ... "Inay Somaliya Dhex Ka Noqoto Khilaafka Itoobiya Iyo Masar Way Ku Qasban Tahay"Madaxwayne ku xigeenk... Daawo:Gaadhi Nooca Indha Cadaha Loo Yaqaan Oo Saaka Ku Shuf Beelay Magaalada Gabilay Iyo Dabdamis La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|