|
|||||
WAJAALE NEWS
Xogaha Laga Helayo Booqashadii Uu Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ugu Tagay Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Iyo Nuxurka Codsi Uu Ugudbiyay.
September 26, 2021 - Written by Editor:DUBAI(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi saylici oo uu weheliyo wasiirka isgaadhsiinta iyo Technolajiyada jsl iyo iyo saraakiil kale ayaa maalintii shalay booqasho ugu tagay madaxwaynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo hoyga uu ka degan yahay magaalada Dubai ee iskutaga Emaaraadka carabta kaasi oo ahaa safar booqasho, Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa isagu mudo ku suganaa magaalada Dubai balse booqashada uu ugu tagay madaxwaynihii hore axmed siilaanyo oo uu 7sano kuxigeen u ahaa ayaa dabada socotay booqasho uu maalin ka hor ugu tagay gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro oo uu weheliyo Boqor cismaan aw Maxamuud Buurmadow oo mudooyinkii danbe deganaa dalka Emaaraadka carabta. Wararka laga helayo booqashada Cabdiraxmaan Saylci ugu tagay madaxwaynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in uu daarnaa codsi oo ka siday madaxwayne biixi in uu ugudbiyay HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO; MADAXWAYNAHA JSL OO SHACABKA SOMALILAND IYO GUUD AHAAN SHUCUUBTA ISLAAMKA UGU HAMBALYEEYAY CU... Shakhsiyaad Caqabad ku ah Hanka Uu Doonayo Muuse Biixi Ee Ah Inuu Noqdo Musharaxa Aan Lagu Wada Hadl... Dadka U Dhimanaya Cudurka Shuban Biyoodka Ee Ka Dilaacay Magaalada Buuhoodle Oo Sii Badanaya Iyo Mag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|