|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xisbiyada Mucaaridku Waxay Ku Hadlayaan Waa Af Qabyaaladeed, Waxaan Leeyahay Siyaasada Iskaga Baxa…”Wasiir Cabdilaahi Abokor.
September 5, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Dhawaan isku Shaandhayn uu sameeyay madaxwaynaha Somaliland ubadalay Wasaarada hawlaha guud iyo guryayta ayaa ka dareen celiyay Isku shaandhaynta uu madaxwaynuhu sameeyay iyo wasaarada Uu u badalay. Sidoo kale wasiir cabdilaahi Abokor ayaa sheegay in wasaaraduhu isku mid yihiin hadba tii loo badalo masuulkana aanaywaxba ku kala duwanayn isagoo jawaab ka bixiyay su,aal laga waydiiyay in uu kamid yahay wasiirada ugu dhow madaxwaynaha ee lagu tilmaamo ehlul badarka, Dhanka kale ayaa wasiir cabdilaahi abokor ayaa ujawaabay Dadka madaxwaynaha ku dhaliila in uu qabyaalada iyo kala dhawaysi ku shaqeeyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN ;
Related posts:Madaxweynaha Ku Xigeenka Jsl Oo Daahfuray Adeega E-Shilling Oo Shaqaalaha Dawladdu Ku Qaadan Doonaan... Daawo:Xisbiga Ucid Oo Taageerayaal Ku Soo Biiray Xaflad Balaadhan Ugu Qabtay Magaalada Boorama Iyo F... Daawo;Gudoomiyaha madasha wadatashiga iyo Toosinta oo , sheegayna in uuMadaxwayne Siilaanyo ku fashi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|