|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xisbiyada Mucaaridku Waxay Ku Hadlayaan Waa Af Qabyaaladeed, Waxaan Leeyahay Siyaasada Iskaga Baxa…”Wasiir Cabdilaahi Abokor.
September 5, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Dhawaan isku Shaandhayn uu sameeyay madaxwaynaha Somaliland ubadalay Wasaarada hawlaha guud iyo guryayta ayaa ka dareen celiyay Isku shaandhaynta uu madaxwaynuhu sameeyay iyo wasaarada Uu u badalay. Sidoo kale wasiir cabdilaahi Abokor ayaa sheegay in wasaaraduhu isku mid yihiin hadba tii loo badalo masuulkana aanaywaxba ku kala duwanayn isagoo jawaab ka bixiyay su,aal laga waydiiyay in uu kamid yahay wasiirada ugu dhow madaxwaynaha ee lagu tilmaamo ehlul badarka, Dhanka kale ayaa wasiir cabdilaahi abokor ayaa ujawaabay Dadka madaxwaynaha ku dhaliila in uu qabyaalada iyo kala dhawaysi ku shaqeeyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN ;
Related posts:Red Sea, HASS Iyo Balaq-balaq Petroleum Oo Ah Saddex Shirkadood Oo Awalba Keeni Jiray Shidaalka Oo K... Masuuliyiin Ka Socda Komishanka Tamarta Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Xaafadaha State House Iyo Cakaara+Wa... DAAWO;-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalku Marayo, Kuna Baaqay In... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|