Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xildhibaan Xalay Lagu Dilay Magaalada Laascaanood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xildhibaan Xalay Lagu Dilay Magaalada Laascaanood.
September 12, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Wadani ayaa si kulul ucanbaareeyay xildhibaan golaha deegaanka degmada laascanood katirsan oo habeenki xalay lagu dilay magaalada laascanood.

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa xukuumada ugu baaqay in waxka qabato dilalka masuuliyiinta oo magaalada laascanood kusii badanaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS