Xisbiga Wadani Oo Cidii Dhaawacyada Ugaysatay Xildhibaan Guruuje In Uu Kamid Ahaa Taageerayaasha Xisbi Xaakimka Kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Cidii Dhaawacyada Ugaysatay Xildhibaan Guruuje In Uu Kamid Ahaa Taageerayaasha Xisbi Xaakimka Kulmiye
September 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha xisbiga wadani ayaa ka hadlay weerarkii lagu dhaawacay xildhibaan axmed nuur guruuje oo kamid ah golaha wakiilada isagoo sheegay in suldaan weeraray uu kamid ahaa taageerayaasha xisbiga kulmiye islamarkaana ay arintani daba socotay guul daradii golaha kasoo gaadhay.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS