Xarunta Maktabada Magaalada Gabiley Oo Lagu Qabtay Bandhig Caalami Ah Iyo Waxyaabaha Lagaga Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xarunta Maktabada Magaalada Gabiley Oo Lagu Qabtay Bandhig Caalami Ah Iyo Waxyaabaha Lagaga Hadlay!
September 24, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xarunta Maktabada qaran ee magaalada gabiley ayaa habeenkii xalay lagu qabtay kulan doodeed caafimaad oo lagu soo bandhigay waxyaabaha hortaagan caafimaadka iyo adeegyadiisa.

Kulan bandhiga ah ayaa waxaa kazoo qaybaglay dhahaatiir ka socotay dalka Sweden iyo kuwo dalka ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS