|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaanu Ka Xunahay In Qaramada Midoobay Markhaati Ka Noqoto Doorashada Beenta Ah, Iyo In Ay Yidhaahdaan Somaliland Ayay Matalaan 30 Inan, Oo Dalka Dambiilayaal Qaran Ka Ah ”Cabdiraxmaan Saylici.
September 30, 2021 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kazoo yeedhay wakiilka qaramada Midoobay ufadhiya somaliya oo goob joog ka ahaa xubnaha dibad wareega ee magaca Somaliland ujira maamulka muqdisho ismarkaana lagu doortay magaalada muqdisho, Sidoo kale adaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici maamulka muqdisho iyo beesha caalamka ugu baaqay in aanay marnaba matalin xubno lagu soo dhoob dhoobay muqdisho ismarkaana ay talaabo adag ka qaadi doonaan xubnihii dooranayay ee wajiga qarsaday. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Door-roonihii Da'dii Aan Ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir) (1956kii - 1987kii) Qormada... DAAWO;-Badhsaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Xafiisyada Laamaha Dawlada Ee Gobolka. “Nebigu NNKH Waxuu Sheegay In Ku-Tagri-Falka Hantida Ummada Abaalmarinteedu Tahay Naar…” Sheekh Maxa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|