“Waxaan Umahad Celinayaa Boqor Buurmadow, Oo Madaxdhaxqameedka Reer Somaliland Ah, Oo Meel Dheer Uga Soo Kicitimay Khilaafka Aniga Iyo Cabdi Xaashi”Mahdi Guuleed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Umahad Celinayaa Boqor Buurmadow, Oo Madaxdhaxqameedka Reer Somaliland Ah, Oo Meel Dheer Uga Soo Kicitimay Khilaafka Aniga Iyo Cabdi Xaashi”Mahdi Guuleed.
September 7, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Raysal wasaare kuxigeenka Somaliya Mahdi Guuleed oo ka hadlayay soo afjarada khilaafkii udhexeeyay Siyaasiyiinta kazoo jeeda Somaliland ka gaadheen arimaha Doorashada iyo qaabka loosoo xulayo xildhibaanada matali Doona heshiishka ay ka gaadheen ayaa umahad celiyay boqor Cismaan Aw Maxamuud Boormadow oo uu sheegay in uu Muqdisho Uyimid Soo Afjarada khilaafkaasi.

Boqor Buurmadow Oo Kamid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa safar qarsoodiya u tagay muqdisho kaasi oo uu Door muhiim ah kaga qaatay soo afjarida khilaalfii mahdi Guuleed Iyo Gudoomiye Cabdi Xaashi,

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS