|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ciyaaraha Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Horyaalka Kubada Cagta Ee Gobolada Somaliland Iyo Halka Lagu Qabanayo!
September 22, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland cabdirashiid ducaale Qambi Ayaa Shaaciyay Wakhtiga la Qaban Doono Tartanka horyaalka ciyaaraha kubada cagta ee Gobolada Dalka Oo uu sheegay in lagu qaban doono magaalada berbera ee gobolka saaxil halka lagu qaban doono.
Sidoo kale wasiirka wasaarada ciyaaraha iyo maayarka magaalada berbera ayaa sheegay in liiga kubada cagta ee horyaalka gobolada uu 9bisha ka furmi doono magaalada berbera. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Guddoomiyaha Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada oo Si Adag Uga Hadley Khilaafka X... Guddida Xuquuqal Insaanka Itoobiya Oo Warbixin Ka soo Saaray Xaalada Gobolka Tigreega Iyo Tacadiyada... “Madaxweyne, Dalkii Heeso Iyo Sawiro, Kuma Sii Maamuli Kartide, Maxaa Xal Ah?Abwaan Weedhsame. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|