Wasiir Cali Mareexaan Oo Ka Hadlay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay Iyo Rajada Xisbiga Kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Cali Mareexaan Oo Ka Hadlay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay Iyo Rajada Xisbiga Kulmiye.
September 3, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada biyaha Somaliland cali mareexaan oo maalintii shalay madaxwaynuhu umagacaabay xilka wasiirnimo ayaa dareen celiyay magacaabistiisa

Sidoo kale wasiir cali mareexaan ayaa ka hadlay rajada mustaqbal ee xisbiga kulmiye oo uu sheegay in xisbigu sidii yahay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS