|
|||||
WAJAALE NEWS
Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Wasiir Kuxigeenka Arimaha Dibada Jsl, Muxuuse Ka Yidhi Qaxoonti Afganistan Ah Oo La Keenayo Dalka Iyo Eedaha Xisbiga Wadani?
September 1, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Liibaan Cismaan Uuusuf Ayaa Lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha wasaarada oo mudo bilaa wasiir ah eedaha xisbiga wadani usoo jeediyeen wasaarada. Sidoo kale wasir kuxigeenka arimaha dibada jsl ayaa xaqiijiyay wararka sheegaya in Somaliland la keenayo qaxoonti laga soo daad guraynayo dalka afcanistan oo uu sheegay in arinta qaxoontigaasi ay kaada hadleen dawlada maraykanka iyo haayadaha caalamiga ah ee arimaha qaxoontiga Dhanka wasiir liibaan ayaa xoghayaha xisbiga wadani khaddar iyo shakhsiyaadka kale ee xisbiga wadani ee dhaliila wasaarada arimaha dibada Somaliland ay la aragti yihiin cadowga Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:Cali Guray Oo ka Hadlay Sida Uu u Arko Isku Shaandhayntii Xalay Iyo Xubnaha Uu Aqoonta U Leeyahay ... Deg-Deg-Daawo: Murrashax Cirro Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Daawo:Ex.Wasiir Xuseen Maxamed Caydiid Oo Ka Hadlay Wixii ay Isku Seegeen Isaga Iyo Gudoomiyaha Xisb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|