|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Booqasho Ugu Tagay Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Axmed Siilaanyo.
September 25, 2021 - Written by Editor:DUBAI(W,N)-Madaxweyne KUxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici iyo wasiirka wasarada isgaadhsiinta iyyo technolajiyada Dr cabdiwali sheikh cabdilaahi suufi Jibriil Iyo la taliyayaal iyo haldoor ah ayaa booqasho iyo salaan sharafeed ugu tagay hoyga uu ka degen yahay caasimadda Abu Dubai Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Axmed Maxamuud Aadan Siilaanyo.
Dhanka kale wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada jsl Dr cabdiwali ayaa ka hadlay booqashada ay ugu tageen madaxwaynihii hore ee jsl axmed siilaanyo iyo qoyskiisa isagoo qoraal uu kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebooga wuxuna udhignaa Sidan.
“Waxa aanu maanta anniga iyo Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Mudane Abdirahman Abdillahi Ismail – Saylici booqasho iyo salaan sharafeed ugu tagnay Madaxweynahii Hore ee JSL Mudane Ahmed Mohamed Mahamoud Siilanyo.
Related posts:Dhaamka Gabiley Oo Liqay Marxuum Caydaruus Sh. Cumar Basiiri Oo Katirsanaa Ciidamada Dab Damiska Gab... “Aniga Oo Ku Hadlaya Magaca Ama Taajka Boqortooyada Habar Awal, Waan Soo Dhawaynayaa Shirka Samo Tal... Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagu Go,aamiyay In Mushaharka Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenka + ka Was... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|