|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Dalka Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
September 2, 2021 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Wefti uu hoggaaminayo Wasiirru dawlaha Arrimaha siyaasadda ee Wasaaradda Arrimha dibadda Itoobiya Mr Ridwaan Xuseen ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Waxa weftiga madaarka ku soo dhaweeyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Somaliland Mudane Liibaan Yuusuf Cismaan ahna ku simaha wasiirka arrimaha dibadda. Weftigan ayaa imanaya xilli maalmihii u dambeeyay mucaaradku ku dhalliilay madaxweyne Biixi in xilli gobolka isbedel weyni ka socdo Somaliland tahay bilaa wasiir arrimo dibadeed islamarkaana aanay saamayn ku lahayn arrimaha gobolka ka socda.
Related posts:Maayarka Caasimada Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiska Cashuuraha Ee Xaafada Aadan Shiine Ee Degmada Ibraah... Faah Faahinta; Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac Ee Uu Sobobay! Wasaarada Hawlaha Guud oo Sheegtay Inay Joojisay Dad Ajaaniba oo Qodayay Buuraha Waqooyiga Hargeysa COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|