|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Dalka Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
September 2, 2021 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Wefti uu hoggaaminayo Wasiirru dawlaha Arrimaha siyaasadda ee Wasaaradda Arrimha dibadda Itoobiya Mr Ridwaan Xuseen ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Waxa weftiga madaarka ku soo dhaweeyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Somaliland Mudane Liibaan Yuusuf Cismaan ahna ku simaha wasiirka arrimaha dibadda. Weftigan ayaa imanaya xilli maalmihii u dambeeyay mucaaradku ku dhalliilay madaxweyne Biixi in xilli gobolka isbedel weyni ka socdo Somaliland tahay bilaa wasiir arrimo dibadeed islamarkaana aanay saamayn ku lahayn arrimaha gobolka ka socda.
Related posts:Daawo: Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Xukumada Muuse Biixi Ku Eedeeyay Hurinta Colaada Cel-afwayn Wariye Bushaaro Baandey Oo Ka Hadashay Xukunka Lagu Riday, Qaabkii Loo Xidhay + Dadka Ay Umahad Celi... Masuuliyiintii Xisbiga Waddani Iyo Wariyihii Horn cable Tv Ee ku Xidhnaa Magaalada Gabiley Oo Maanta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|