Wadayaasha Gaadiidka Bijaajka Ee Magaalada Gabiley Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Cadaadis Ay Ku Hayaan Ciidamadu! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wadayaasha Gaadiidka Bijaajka Ee Magaalada Gabiley Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Cadaadis Ay Ku Hayaan Ciidamadu!
September 11, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wadayaasha gaadiidka yaryar ee bajaajka kana shaqeeya magaalada gabiley ayaa cabasho la hortagay xafiiska gobolka iyagoo ka cabanaya cashuuro xad dhaaf ah iyo cadaadis ay ku hayaan ciidamada amaanku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS