|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar!
September 20, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay suldaanka cusub ee beelaha arab suldaan cabdiraxmaan suldaan cumar suldaan maxamed oo kursiga saldanada buuxiyay kadib markii dhawaan uu geeriyooday aabihii marxuum suldaan cumar.
Waxaana munaasibadan kazoo qaybgalay madaxdhaqameed, xildhibaano, siyaasiyiin iyo xubno kamid ah saraakiishii Snm. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Madaxweynuhu Wuxuu Golaha Baarlamaanka Kaga Hor Faanay Mashruuc Maamul Gobolleed U Aqoonsan Somalil... DAAWO ; Abwaan Xasan Dhuxul Laabsalax Oo Maanso Qiiro Galisay Madaxdii Xalay Ee Qasriga Madaxtooya... DAAWO'Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Ciidanka Cusub Ee OPU da Fariina Udiray Dawlad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|