|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Qoryoolay Oo Ka Waramay Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay Magaalada Wajaale Iyo Sida Ay Xukuumadu Uhagratay!
September 28, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qoraal Cali Dool Axmed(Cali Qoryaalay) oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka xog waramay socdaal uu ku tagay magaalo xuduudeedka tog wajaale iyo ay u hagradeen xukuumadaha somaliland ee xilalka iskaga kala danbeeyay iyo muhiimada ay ugu fadhido qaranka Somaliland iyo dhismayaasha and horumarka ay gaadhay, Qoraal cali qoryaalay ayaa sheegay in tahay magaalada 7aad ee dalka ugu magaalooyinka balse aanay darajadeedu hayn xataa d, Sidoo kale cali qoryoolay ayaa tilmaamay in cadaalada somaliland laga arkayo sida ay wajaale uhagratay tusaale nool ay utahay somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Fariin Qiiro Leh U Diray Shacabka Somaliland Meel... DAAWO:C/Casiis Samaale Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Weli Yahay Musharaxa Madaxweynenimo Ee Xisbiga Kulmi... Maamulka Dawladda Hoose Gabiley Oo kormeer Kusoo Maray Dhismaha Wadada Dugsigga Sarre Ee Qalax. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|