“Reer Kalabaydh Iyo Wajaale Waxaa Kusoo Socda Culays Badan Iyo Wadadii, Waxaa Laydinka Doonayaa Dhulkii Laga Dhigi Lahaa Koontinarada”Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Reer Kalabaydh Iyo Wajaale Waxaa Kusoo Socda Culays Badan Iyo Wadadii, Waxaa Laydinka Doonayaa Dhulkii Laga Dhigi Lahaa Koontinarada”Madaxwayne Biixi.
September 14, 2021 - Written by Editor:

KALABAYDH(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somailand muuse biixi oo bulshada magaalada kalabaydh ee gobolka gabiley la hadlayay ayaa sheegay in ay soo dhawdahay wadadii berbera corridor ismarkaana ay kusoo fooleeyihiin culays badan iyo dhul laga dhigo free zone laga dhigo alaabaha usii gudbaya itoobiya

HALKAN KAGA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS