|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaabkii Ololaha Nadiifinta Caasimada Looga Fuliyay Degmada Ibraahim Koodbuur Iyo Goobihii Ugu Layaabka Badnaa!
September 30, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan maamulka degmada ibraahim koodbuur ,gudiyada xaafada culimo awdiin ayaa saaka ololaha nadiifin caasimada ka fulliyay qaybo kamid ah degmada oo qashin buux dhaafiyay iyo wadooyin ay xidheen geedka garan waaga iyo dhismayaal.
Sidoo kale maayarka iyo maamulka degmada ayaa ololahan ku nadiiyay dooxa amaba laagta isku xidha ganad iyo huteel guuleed oo aan waligeed dawladi waxka qaban ismarkaana aanay dadka degani iksu gudbi Karin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka ka Ganacsiga Iyo Tahriibin... “Wax Beesha Caalamka Layidhaa Majiro, Sida Ay Inoola Dhaqmayaana Waa Guumaysi Cusub”Siyaasi Axmed Na... Daawo:Khudbad Dhinacyo Badan Taabanasa Oo Maanta Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ku Soo Bandhigay Barnaam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|