Masuul Iska Casilay Hogaanka Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Keentay In Uu Iscasilo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuul Iska Casilay Hogaanka Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Keentay In Uu Iscasilo
September 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka sedexaad ee xisbiga wadan kayse cali geedi ayaa shaaciyay in uu xilkii iyo xubinnimadii xisbga wadani iska casilay isagoo sheegay in uu kamid ahaa dadka ugu taageerada badan xisbiga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS