HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka sedexaad ee xisbiga wadan kayse cali geedi ayaa shaaciyay in uu xilkii iyo xubinnimadii xisbga wadani iska casilay isagoo sheegay in uu kamid ahaa dadka ugu taageerada badan xisbiga
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;