|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Isku Badal Aad Ku Samayso Wasiiradaadu Micno Ma Samaynayso, Balse Adiga Ayaa Badal Ubaahan, Reer Awdalna..”Gudoomiye suldaan.
September 5, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee gobolka Awdal ayaa ka hadlay isku shaandhayntii uu madaxwaynuhu golihiisa wasaarada ku sameeyay iyo sida Ay reer awdal u arkaan Sidoo kale gudoomiye suldaan ayaa maadxwayne biixi ku eedeeyay in uu reer awdal wali col layahay islamarkaana uu kag abaxay balantii saami qaybtiga ee uu reer awdal uqaday wakhtigii doorashada balse uu ku balan furay HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAAN; Related posts:DAAWO; Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Munaasibadii Ciidamada Qaranka Qaabilaadii Madaxwayne Siila... Murashaxii u horeeyay Ee Kasoo Jeeda Gobolka Sool Oo Shaaciyay Damaciisa Doorashada Golaha Wakiilada... Xidhiidhka Somaliland Iyo Masar Oo La Saadaalinayo Inuu Horseedo Inay Somaliland Xubin Ka Noqoto ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|