|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Isku Badal Aad Ku Samayso Wasiiradaadu Micno Ma Samaynayso, Balse Adiga Ayaa Badal Ubaahan, Reer Awdalna..”Gudoomiye suldaan.
September 5, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee gobolka Awdal ayaa ka hadlay isku shaandhayntii uu madaxwaynuhu golihiisa wasaarada ku sameeyay iyo sida Ay reer awdal u arkaan Sidoo kale gudoomiye suldaan ayaa maadxwayne biixi ku eedeeyay in uu reer awdal wali col layahay islamarkaana uu kag abaxay balantii saami qaybtiga ee uu reer awdal uqaday wakhtigii doorashada balse uu ku balan furay HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAAN; Related posts:Tahriibayaasha oo la Ogaaday in Lagu Khasbo in ay Xubnahooda Jidhka Iibiyaan si ay Yurub ugu Galaan Wasiirka Cadaaladda jsl Oo kormeer Ku Tagay Xabsiyada Salaxlay & Bali Gubadle Iyo Sida Uu U Socda Ba... Daawo:Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Sifeeyay Nidaam Wadanku Ka dhaxlay Qabyaalad COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|