Maayarka Caasimada Oo Fariin La Xidhiidha Maalinta Ololaha Nadiifinta Udiray Shacabka Reer Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Oo Fariin La Xidhiidha Maalinta Ololaha Nadiifinta Udiray Shacabka Reer Hargaysa.
September 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa shacabka reer hargaysa ugu baaqay in ay ka qayb qaataan ololaha nadaafada caasimada hargaysa oo la fulin doono maalinta bari ah ee khamiista

Sidoo kale maayar cabdikariim ayaa ka hadlay sobobta ay udoor bideen ololaha qashin ururinta hargaysa.

 

COMMENTS
LINKS