Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Masuuliyada Dawlada Hoose Ay Kamid Tahay Gacan Ku Haynta Dugsiyada Dawlada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Masuuliyada Dawlada Hoose Ay Kamid Tahay Gacan Ku Haynta Dugsiyada Dawlada.
September 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada oo ka qaybgalay munaasibad dugsi arday waxbarashada ee dawliga ah ayaa sheegay in masuuliyada dawlada hoose ay tahay in ay daryeesho dugsiyada dawlada taasi ay tahay sobobta uu uyimid dugsiga si uu ugu kuurgalo xaalada ay ku sugan yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS