“Maanta Halka Aynu Joogno Waxaa Ina Soo Gaadhsiiyay Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Ilaa Hadana Mahayno Hogaamiye Kusoo Xiga” Gudoomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maanta Halka Aynu Joogno Waxaa Ina Soo Gaadhsiiyay Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Ilaa Hadana Mahayno Hogaamiye Kusoo Xiga” Gudoomiye Faysal.
September 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe  ayaa ka waramay dhibta Somaliland ka haysata hogaamiyayaasha iyo qorshe la,aanta xukuumada iyo wasiiradeeda oo uu sheegay in ay Somaliland ku noqotay gab siyaasadeed oo maamulka muqdisho ku dhaafeen

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in halka Somaliland maanta taagan tahay uu soo gaadhsiiyay marxuum maxamed xaaji ibraahim cigaal oo ahaa hogaamiye lamid ah Jamaal cabdinaasirkii dalka masar xukumi jiray ilaahadana aanu jirin hogaamiye kusoo xiga oo Somaliland horumar gaadhsiiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS