Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Gaadhi Bus Ah Ku Wareejiyay Dugsiga New Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Gaadhi Bus Ah Ku Wareejiyay Dugsiga New Gabiley.
September 12, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Dowladda Hoose Degmada Gabiley oo ay hor kacayaan mayorka Mohamed-Amin Omer Abdi iyo Badhasaabka Gobolka Ayaa Gaadhi Bus Ah Ku Wareejiyay Dugsiga Dowliga Ah Ee Barbaarinta Ubadka Ee New Gabiley Gaadhigaasi Oo Ay Dowladda Hoose Degmada Gabiley ugu Deeqday Dugsiga Barbaarinta Caruurta Ee New Gabiley .

HALKAN KAGA BOGO WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS