“Hadii La Qiimayn Lahaa Cabdilaahi Muuse, Wuxu Noqon Lahaa Diamondtii Ay lahayd Somaliland Qarnigii 20/21Aad ”Sh. Aadansiiro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii La Qiimayn Lahaa Cabdilaahi Muuse, Wuxu Noqon Lahaa Diamondtii Ay lahayd Somaliland Qarnigii 20/21Aad ”Sh. Aadansiiro.
September 9, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid culimada jamhuuriyada Somaliland oo caawa ka qaybgalay munaasibad lagu soo bandhigayay bug laga qoray macalin cabdilaahi muuse qaalib oo kamid macalimiinta reer somaliland ee soo saaray kumanaan kamid ah ardayda dalka ee xiligan hormuudka ah dalka ayaa ka waramay qiimaha uu leeyahay macalinki isagoo cabdilaahi muuse ku tilmaamay in uu yahay doimantii ay lahayd Somaliland qarnigii 20 iyo 21aad/

Sidoo kale sheikh aadansiiro ayaa ka hadlay sida ay macalimiinta ugu dayacan yihiin Somaliland isagoo bulshada usoo jediyay in aanay qiimayn dadka aan qiimaha lahayn balse ay muuneeyaan dadka mudan bulshada dhexdeeda ee jugdiga iyo maskaxdooda galiyay sidii ay usoo saari lahaayeen dhalinyaro aqoon leh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS