|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Wadani Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Mudo Shan Cisho Ah Ku Xidhan Magaalada Hargaysa + Wadani Oo Aan ka Hadal Xadhigiisa!
September 20, 2021 - Written by Editor:Masuul Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xabsiga loogu Taxaabay Dhaliilo Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Shacabka caasimada Hargaysa Oo Iswaydiinaysa Sobobta Xisbigu Uga Hadli Waayay Xadhigiisa! HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kixgeenka xisbiga wadani ee Gobolka maroodi jeex wali axmed jaamac ayaa maalintii Shanaad ku xidhan xarunta dambi baadhista ee c,i,d kadib Markii uu dhawaan warbaajinta ka dhaliilay madaxwaynaha jsl muuse biixi. Masuulkan xisbiga wadani katirsan ayaan ilaa hada xisbigu ka hadal xadhigiisa iyadoo shacabka reer somailand iswaydiinayaan sobobta uu xisbigii uu masuuliyiintiisa kamid ahaa uga hadli waaayy iyadoo aanay ilaa mudadaa la horkeenin maxkamad. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HADALKII LAGU XIDHAY GUDOOMIYE KUXIGEENKA XISBIGA WADANI IYO DHALIILIHII UU UJEEDIYAY MADAXWAYNE BIIXI; Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Dalka Ka Mastaafurisay Dad Si Sharci-darro Ah Hawlo Macdan-baadhiseed U Wada... Rakaabka Usocdaala Galbeedka Somaliland Oo Siweyn Usoo Dhaweeyay Nidaamka Adeegyada Iyo Masaaliixda ... Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Ciidanka Dab Damiska Ee Magaalada Waja... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|