Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London.
September 3, 2021 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid neg faysal cali waraabe oo socdaal ku jooga dalka ingiriiska ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada London.

Soodhwaynata gudoomiyaha xisbiga ucid aaa waxaa ka qayb qaatay taageerayaasha xisbiga iyo xubno kamid ah jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalka ingiriiska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS