|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaciyay Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Natiijada Imtixaanada Shahaadiga ah!
September 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qarana Daa,uud axmed faarax ayaa shaaciyay in maalinta axada ee 12bishan ay ku dhawaaqi doonaan natiijada imtixaanaadka shahaadiga ee ardayda dugsiyada sare ka baxaysa iyo fasalada 8aad ee dugsiga dhexe Sidoo kale gudoomiye Daa,uud ayaa faah faahin ka bixiyay mudadii ay ku guda jireen sixitaanka imtixaanka shahaadiga oo usoo dhamaatay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Kornayl Xuseen Cabdi (Alifdoon) Oo Ku geeriyooday hargaysa Wakiilka QM Ee Somalia Oo Iska Diiday Inuu Raalligelin Ka Bixiyo Tuuganimo Uu Hore Ugu Sheegay Mudan... DAAWO; Magaalada Gabiley Maxaad Ka Taqaana Halkeese Uu Ka Yimid Magaca Gabiley Waxbadan Ka Baro Taar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|