Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Gabiley, Kana Hadlay Xadhiga Wariye Maxamed Wadiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Gabiley, Kana Hadlay Xadhiga Wariye Maxamed Wadiin.
September 25, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somaliland ee solja sakariye iyo xubno ale oo kamid ah hogaanka ururka ayaa magaalada gabiley utagay sidii ay xog uga heli lahaayeen xadhiga wariye maxmed cabdi cumar oo maalintii sedexaad ku xidhan saldhiga gabiley

Gudoomiyaha ururka solja ayaa cambaareeyay xadhiga wariyaha isagoo ku baaqay in sharciga la horkeeno,

 

COMMENTS
LINKS