Gudida Ka Hortaga Covid19 Oo Ka Hadlay Soo laba Kaclanta Xanuunka Iyo fariinta Ay Udireen Bulshada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Ka Hortaga Covid19 Oo Ka Hadlay Soo laba Kaclanta Xanuunka Iyo fariinta Ay Udireen Bulshada
September 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka covid19 ayaa ka hadlay soo laba kaclaynta xanuunka oo mudooyinkii udanbeeyay faro baas ku haya shacabka

Masuuliyiinta ayaa ka waramay xaalada xanuunka iyo iyagoo fariimo iyo digniin udiray shacabka Somaliland sidii ay uga xadiri lahaayeen waxyaabaha faafinaya xanuuna iyo goobaha lagu kulmo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS