Golaha Wakiilada Jsl Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Garyaqaan Mubarik Aar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Jsl Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Garyaqaan Mubarik Aar.
September 23, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaanka guud ee golaha wakiilada ayaa ka jawaabay eedaymo sharci oo uu golaha usoo jeediyay garyaqaan mubarik aar oo isagu sharci daro ku tilmaamay kulamo ay la yeesheen xildhibaanada masuuliyiin dawladeed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS