|
|||||
WAJAALE NEWS
Garyaqaano Bayaan Sharci Kasoo Saaray Go,aankii Uu MadaxwanahaJsl Dib Ugu Soo Celiyay Golaha Wakiilada Xeerka Furista Ururada Siyaasada!
September 23, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-9 Garyaqaan oo ka hawlgala maxkamadaha Somaliland ayaa bayaan ay soo saareen kaga hadlay go,aankii Uu madaxwaynaha jsl dib ugu so celiyay xeerka furista ururada Oo mudo 55cisho ah horyaala xafiiska madaxwaynaha. Sidoo kale garyaqaanada ayaa sharci daro ku tilmaamay Go,aanka uu madaxwayne xeerka dib ugu soo celiyay golaha Wakiilada iyagoo sheegay in ay dhaaftay mudadii uu sharciga Ulahaa in uu dib usoo celin karo. Dhanka kale garyaqaanada ayaa baaq uidiray madaxwaynaha Somaliland iyo golaha wakiilada. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Aqooonyahan Xamse Khayre Oo Soo Bandhigay Jawaab-celin Gudida Gacanta Ku Haysa Garoonka Shulaac Stad... Ciidanka Dab-demiska Oo Ka Warbixiyay Sida ay Ugu Guuleysteen Xakamaynta Dab Weyn Oo ka kacay Suuqa ... “Waxa Aan Ahay Musharax U Taagan Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Cid Igaga Xaq-Lihina Ma Jirto” Saylic... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|