|
|||||
WAJAALE NEWS
Ganacsade Reer Somaliland Oo Xabaalaha Baqiic Ugu Deeqay Cagaf Bulshada Ka Caawin Doonta Xabaalo Qodista.
September 19, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) oo kamid ah culimada somaliland ismarkaana ah shakhsiyaadka ka shaqeeya danta caamka ah Gacantana ku haya xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa ayaa umahad celiyay ganacsade Axmed Cismaan Ismaaciil Samater(Midhiq) oo ganacsatada Somaliland iyo jabuutiba oo xabaalaha baqiic ugu deeqay cagaf bulshada ka caawin doonta xabaalo qodista oo ay baahi wayn uqabeen, dadka aan awoodi In ay xabaasha qotaan,
Dhanka kale sheikh Aadansiiro ayaa ka waramay qiimaha ay ku joogto cagaftu isagoo ilaahay uga baryay in uu miisaanka xasanaadka ugu daro.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Gudida Ka Soo Kabashada Abaaraha Ee Dhawaan madaxwayne Silaanyo Magacaabay Oo Shaaciyay Cadadk... Daawo:C/raxmaan Ciro Oo Kulan Xaasaasi ah La Yeeshay Madax Dhaqameedka Beesha Uu Ka Soo Jeedo Axmed... Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysa Ah Ee Liiska Musharixiinta Ay Ugudbinayaan Komis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|