|
|||||
WAJAALE NEWS
Ganacsade Reer Somaliland Oo Xabaalaha Baqiic Ugu Deeqay Cagaf Bulshada Ka Caawin Doonta Xabaalo Qodista.
September 19, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) oo kamid ah culimada somaliland ismarkaana ah shakhsiyaadka ka shaqeeya danta caamka ah Gacantana ku haya xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa ayaa umahad celiyay ganacsade Axmed Cismaan Ismaaciil Samater(Midhiq) oo ganacsatada Somaliland iyo jabuutiba oo xabaalaha baqiic ugu deeqay cagaf bulshada ka caawin doonta xabaalo qodista oo ay baahi wayn uqabeen, dadka aan awoodi In ay xabaasha qotaan,
Dhanka kale sheikh Aadansiiro ayaa ka waramay qiimaha ay ku joogto cagaftu isagoo ilaahay uga baryay in uu miisaanka xasanaadka ugu daro.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Dadwaynaha Reer Tog Wajaale Iyo Dhoolotuskii Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ay Iskugu Soo Baxe... Muxuu Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Ka Yidhi Xukuumadda Cusub Ee Uu Soo Dhisay Muuse Biixi Iyo Saba... Gabadh Uu Dhalay Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Sheegtay In Ay Waayeen Meel Aabahood La Geeyay Iyo Fari... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|