Gaadiid Tiro Badan Oo Sida Culimo Magaalada Hargaysa Kaga Qaybgalaysa Kulan Diimeed Oo Kasoo Gudbay Magaalada Wajaale.
September 23, 2021 - Written by Editor:
TOG WAJAALE(W,N)-Inka badan 250 gaadhi oo sida culimo ka qaybgalay galaysa ijtimaaca culimada tabliiqiyiinta oo ka qaybsoomaya magaalada hargaysa ayaa maanta kasoo gudbay xadka udhexeeya somaliland iyo itoobiya ee wajaale.