|
|||||
WAJAALE NEWS
Faah Faahinta; Roobab Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Deegaano Katirsan Gobolka Saaxil Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
September 2, 2021 - Written by Editor:SAAXIL(W,N)-Roobab dabaylo wata oo habeenkii xalay ka da,ay deegaan darogodle ee gobolka saaxil ayaa dumiyay ku dhawaad 14 guri oo uu ku jiro dugsigii waxbarasho deegaanku.
Sidoo kale roobabkan ayaa waxaa ku dhintay xool iskugu jira adhi iyo riyo. Badhasaab kuxigeenka gobolka saaxil ayaa ka warbixiyay khasaaraha ay roobkan dabaylaha wataa uu gaadhsiiyay deegaanka iyo xaalada ay ku sugan yihiin dadkii ay roobabku dumiyeen guryahooga.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Wefti Ka Socda Qaadhaan Bixiyeyaasha Oo La Filayo Inay Soo Aff-jaraan Muranka Doorashada Ee Xukumadd... DAAWO;-Dalada Nagaad Oo Soo Badhigtay Cilmi Baadhis Ay Ka Sameeyeen Doorka Haweenka Ee Siyaasada So... Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Socdaal indho indhayna Ku Tega... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|