Dhakhaatiir Ka Socda Dalka Sweden Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhakhaatiir Ka Socda Dalka Sweden Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Gabiley.
September 2, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo masuuliyiin kale ayaa Dhakhaatiir ka socda dalka Sweden maanta kusoo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley.

COMMENTS
LINKS