|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Kenya Oo Soo Magacowday Wakiilka Ufadhiyi Doona Caasimada Somaliland.
September 6, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dawlada Kenya ayaa soo magacowday wakiilka ufadhiyi doona xafiiska ay ka furayso caasimada Somaliland ee hargaysa kaasi oo ay weheliyaan sedex masuul oo kale kuwaasi madax ka ah waaxaha xafiiskeeda Somaliland. Wasaarada arimaha dibada dalka Kenya ayaa qoraal ay kazoo saartay ku shaacisay magacyada masuuliyiinta ufadhiyi doona xafiiskeeda caasimada hargaysa oo dhawaan la furi doono. Arintan ay dawlada Kenya kusoo magacowday wakiilka ufadhiyi doona Somaliland ayaa daba socotay heshiishkii ay maaxwaynaha Somaliland iyo madaxwaynaha Kenya ku kala sexeexdeen magaalada nariobi. HALKAN KAGA BOGO QORAALKA KASOO BAXAY DAWLADA KENYA EE MAGACAABISTA WAKIILADA SOMALLLAND;
Related posts:Ma jirtaa Cabir Bulshada Somaliland Ku Kala Saari Karto Doodaha Iska Soo Horjeeda Ee Siyaasiyiinta M... Daawo:C/raxmaan Cadami Oo Naqdiyay Kulankii Madaxwaynuhu La Yeeshay Haayadaha Maamul Wanaaga Iyo Han... DAAWO ; Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo ka Hadlay Mawqifka Xukuumada Ee Muranka Golaha Wakiilada. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|