|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Kenya Oo Soo Magacowday Wakiilka Ufadhiyi Doona Caasimada Somaliland.
September 6, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dawlada Kenya ayaa soo magacowday wakiilka ufadhiyi doona xafiiska ay ka furayso caasimada Somaliland ee hargaysa kaasi oo ay weheliyaan sedex masuul oo kale kuwaasi madax ka ah waaxaha xafiiskeeda Somaliland. Wasaarada arimaha dibada dalka Kenya ayaa qoraal ay kazoo saartay ku shaacisay magacyada masuuliyiinta ufadhiyi doona xafiiskeeda caasimada hargaysa oo dhawaan la furi doono. Arintan ay dawlada Kenya kusoo magacowday wakiilka ufadhiyi doona Somaliland ayaa daba socotay heshiishkii ay maaxwaynaha Somaliland iyo madaxwaynaha Kenya ku kala sexeexdeen magaalada nariobi. HALKAN KAGA BOGO QORAALKA KASOO BAXAY DAWLADA KENYA EE MAGACAABISTA WAKIILADA SOMALLLAND;
Related posts:DAAWO; War Deg Deg ah Xisbiga Wadani Oo Gabi Ahaanba Joojiyay Wada Shaqaytii komishanka Doorashooyin... “Golaha Wakiiladu Xaq Uma Laha Intay Laaluushka Gurtaan Oo Mooshin Kasta Iyaga la Mariyo, In Dad Aan... DAAWO; Madax Dhaqameedka, Waxgaradka Magaalada Hargaysa Oo Madaxwayanaha jsl Ugu Baaq in Xoriyadiis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|