Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay In Ay Dib Ufurtay Xadka Udhexeeya Somaliland Oo La Xidhay Wakhtigii Xanuunka Covid19! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay In Ay Dib Ufurtay Xadka Udhexeeya Somaliland Oo La Xidhay Wakhtigii Xanuunka Covid19!
September 14, 2021 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa  sheegay in dib loo furay isku socodka somliland iyo itoobiya oo mudo xidhnaa kadib markii caalamka uu k dilaacy xanuunka coronavirus oo si xawaare ah ku faafayay.

Maamulka dawlad deegaanka itoobiya ee qaybta wajaale ayaa ka hadlay arimahan iyagoo faah faahin ka bixiyay ujeedada xadka loo furay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS