Dadwaynaha Reer Wajaale Ee Qaybta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Maanta Udareeraray Codbixinta Doorashada Isku Sidkan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadwaynaha Reer Wajaale Ee Qaybta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Maanta Udareeraray Codbixinta Doorashada Isku Sidkan.
September 30, 2021 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan magaalada wajaale ee qaybta dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa saaka udareeray isagoo codkooda ka dhiibtay goobaha loogu talo galay.

Doorashadan ayaa lagu doorashada golayaasha deeganka iyo heer ismaamulka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS